Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo goor dhow dalka ka ambabaxay

Madaxweynaha Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay dalka Marykanka, si ay uga qayb galaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doona madashan kulminaysa Hoggaamiyayaasha Caalamka, iyadoona meertada 74-aad ee Qaramada Midoobey halku dheg looga dhigay “Dib-u- xoojinta dadaallada wada-jirka ah ee lagu … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo goor dhow dalka ka ambabaxay